Toos U Daawo Ciyaarta Ugu Danbeysa Liga Isbaanishka Ee Barcelona Vs Eibar (Live Stream)

Barcelona ayaa Camp Nou ku soo dhawaynaysa kooxda Eibar ee kulankeeda xili ciyaareedkan ugu danbeeyay waxayan kooxa Luis Enrique doonaysaa in ay ilaa daqiiqada ugu danbaysay u sii orodo haddii ay fursad ka heli karto kulanka Malaga iyo Real Madrid.

Tababare Luis Enrique ayaa kulankii labaad oo xidhiidh ah shaxdiisa kus oo bilaabay da’yarka Marlon Santos wuxuuna buuxiyay booska uu Gerard Pique markale seegay. Sergi Roberto ayaa ganaax ka soo laabtay balse shaxda kale ayaa ah shaxdii uu Enrique inta badan soo aaminsanaa.

Comments

comments

SHARE