Shacbiga Ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay hal dabo la,a isku shubeen xarun caafimaad oo duleedka Hargeysa uu ka furtey sheekh dadka ku dabiibi jiray magaalada Boosaaso.

Sheekhan ayaa waxaa uu dadka ku dabiibaya biyo cashar ah iyo qur,aanka kariimka

Hadaba Bal Dadkani Ma Jaahil Nimayb Ka tahay  Misa Garashadoodiba Xaga Maraysah

Comments

comments