Cabdikariin Axmed Xinif oo ah agaasime waaxeedka Koomiishanka la dagaalanka ADIS-ka kana tirsan Xisbiga KULMIYE ayaa eedayno weearar afka ah wuxuu ku qaaday Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe.

In kasta oo ay isku milmeen mudooyinkii ugu danbeeyay Faysal Cali Waraabe iyo Xukuukaddu, hadana dhaliishan masuulka KULMIYE u jeediyay ayaa nqonaysa dheel cusub

Comments

comments