Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu maanta kudhbad dhinacyo badan taabaneysa uu u jeediyey shacabiga reer Somaliland xuska maalinta 18 May awgeed .

Madaxweynaha ayaa waxaa uu baaq u diray wadamada Beesha caalamka iyo urur gobaleedka IGAD isaga oo ugu baaqay in ay aqoonsadaan qaran nimada iyo madax banaanida Somaliland

Comments

comments