Xalakan Si Toos Ah Uga Daawo Ciyaarta Xamaasada Leh Ee Celta Vigo Vs Real Madrid (Live Stream)

0

Real Madrid ayaa marti u ah kooxda Celta Vigo waana kulan labada kooxood hore ugu baaqday. Real Madrid ayaa kulankan ubaahan in ay guulaysato si ay maalinta horyaalka La Ligaha ugu danbeeya isku keento iyada oo hogaanka horyaalka saddex dhibcood ku haysa. Wuxuuna Zidane fursadan u arkaa in ay tahay fursadii ay koobka ugu guulaysan lahaayeen ama ay ku seegi lahaayeen.

Comments

comments