Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid ayaa waxaa uu mar kale xukuumada ku eedeyey mid faro baas ku haysa hantidii umadani laheyd.

Sidoo kale siyaasi Xussen Axmed Ceydiid ayaa waxaa uu ka Hadley wasiiro iyo masuulyiin dhawaan xukuumada ka difaacey eedo musuq maasuq oo uu xukuumada u jeediyey , waxaana uu sheegay in wasiiradaasi ay soo toos u qirteen oo ay isku cadeeyeen eedeymihii uu u jeediyey

Comments

comments