Wasiirka arimaha gudaha Somaliland ayaa waxa uu safar guuro ah ku galay magaalada Laascanood ee caasimada gobalka Sool

Ujeedka safarka wasiirka ayaa waxaa uu yahay arimaha nabadeyta beelo dhawaan gobalkaasi isku dilay iyo xuska munaasibada 18 May May

 

Comments

comments