Somaliland: Ciidamada Booliska Oo Heegan Culus Galay +Sababta

184

Taliyaha guud ee ciidmada Booliska Somaliland sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa waxaa uu galabta ku dhawaaqey in heegan buuxa la galiyey dhamaan ciidamada Booliska ee kala jooga gobalada iyo degmooyinka dalka

Taliyaha ayaa sheegay in sababta ciidanka heeganka loo galinayaa ay tahay sidii loo sugi laha amaanka munaasibada xuska 18 May oo ku beegan maalinta Bari ah.

Comments

comments