Toos Uga Daawo Shabakadda Wargane Ciyaarta Xaflada Ee Chelsea Vs Watfrod (Live Stream)

Chelsea ayaa markii ugu horaysay ka soo muuqan doonta garoonkeeda Stamford Bridge tan iyo markii ay ku soo guulaysatay koobka Premier Leaque-ga waxayna caawa fursad u haysataa in ay guul iyo guuldraba koobka Premier Leaque-ga ugu dabaal degto garoonkeeda oo buuxa isla markaana waxay jamaahiirta Blues fursad u heli doonaan in ay arkaan xidigaha kooxdooda ee koobka Premier Leaque-ga ugu guulaystay iyo Antonio Conte oo soo galaya Stamford Bridge.

Kulankan ayaa Antonio Conte siin kara rekoodh kale oo uu ku muujin doono sida layaabka leh ee uu Chelsea ugu badalay muddo kooban iyada oo haddii ay Chelsea guulaysato kulankan heli doonto 48 dhibcood oo ah kulamadii Stafmrod Bridge waxayna noqon doontaa laba jibaarka dhibcihii ay xili ciyaareedkii hore horyaalka Premier leaque-ga ka heshay kulamadii Stamford Bridge.

Comments

comments

SHARE