Somaliland: Muxu Cali Guray Ka idhi Saami Qaybsiga Dekedda Ee Itoobiye Laga Siiyey Saa,,

326

Sidii uu sheegay afhayeenka madaxtooyadu hadii aynu qaadano saami-qaybsiga dekaddu wuxu noqonayaa sidan

DP World 46%
Somaliland. 35%
Ethiopia 19%
Lakiin aniga caqligaygu wuu diidan yahay waayo DP World waa inay heshaa saami ay ku kasbi karto mar kasta codka tirada badan oo ah ugu yaraan 51%. Hadda Ethiopia iyo Somaliland ayaa yeelanaya marka la isku daro codka tirada badan.
Hadaba bal anigana caqligayga sidaan is leeyahay iga qora oo ii qora

DP World. 51% ugu yaraan
Somaliland. 30% ugu badnaan
Ethiopia. 19% ugu yaraan

Runtuna intay doonto ha gaadho eh ma qarsoonaan doonto bishuna way iman horteena

Comments

comments