Shaxda Rasmiga Ah Ee Cheslea Vs Watfrod Iyo Antonio Conte Oo Kulankan Xafladaynta Stamford Bridge U Soo Xushay Xidigo Cusub

Chelsea ayaa markii ugu horaysay ka soo muuqan doonta garoonkeeda Stamford Bridge tan iyo markii ay ku soo guulaysatay koobka Premier Leaque-ga waxayna caawa fursad u haysataa in ay guul iyo guuldraba koobka Premier Leaque-ga ugu dabaal degto garoonkeeda oo buuxa isla markaana waxay jamaahiirta Blues fursad u heli doonaan in ay arkaan xidigaha kooxdooda ee koobka Premier Leaque-ga ugu guulaystay iyo Antonio Conte oo soo galaya Stamford Bridge.

SHAXAHA RASMIGA AH EE LABADA KOOXOOD:

CHELSEA:Begovic, Zouma, Terry (c), Ake, Azpilicueta, Kante, Chalobah, Kenedy, Willian, Batshuayi, Hazard

KAYDKA:Eduardo, Aina, Alonso, Cahill, Fabregas, Pedro, Diego Costa.

WATFROD:Gomes; Mariappa, Prodl, Holebas; Amrabat, Cleverley, Behrami, Doucoure, Janmaat; Capoue; Niang

KAYDKA: Pantilimon (GK), Mason, Eleftheriou, Zúñiga, D Pereira, Okaka, Deeney

Comments

comments

SHARE