Xalkan Si Toos Ah Uga Daawo Ciyaarta Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Las Palmas v Barcelona (Live Stram)

117

Tababare Luis Enrique ayaa isbedelo qaar ku sameeayy shaxdiisa iyadoo Gerard Pique uu xanuun caloosha ah ku seegayo kulankaan, waxaana wadnaha daafaca dhexe isku wehlinaya Mascherano iyo Umtiti halka Jordi Alba iyo Digne ay garbaha daafaca ka ciyaarayaan.

Comments

comments