War Deg Deg Ah: Xildhibaan Rayte Oo Imika Dhawaaqay Inu Iska Casilay Xisbiga Waddani

228

Xildhibaan Ibraahim Jaamac Rayte ayaa iska casilay Xisbiga WADDANI , shir jaraa’id oo ku qabtay huteel Guuleed ayaa ku sheegay inuu xisbigaasi ka baxay isla markaasna uu dib u sheegi doono sababaha iscasilaadiisa .

Isaga Oo Arrimo Badan Ka Hadla Ayaa Waxa Oo Sheegay Inu Shakhsiyadiisa Ahan Uga Baxay Xisbiga Waddani Waxanu Sababo Gaar Ah Uga Baxay Xisbiga Oo u Nolashiisa Wax Ka Badalyo Lagana Raali Noqdo

Goor Dhaw Filo Daawasho

Comments

comments