Xildhibaan Ibraahim Jaamac Rayte ayaa iska casilay Xisbiga WADDANI , shir jaraa’id oo ku qabtay huteel Guuleed ayaa ku sheegay inuu xisbigaasi ka baxay isla markaasna uu dib u sheegi doono sababaha iscasilaadiisa .

Comments

comments