Badhasaabka gobalka Awdal iyo maayarka magaalada Borama ayaa waxaa ay maanta soo kor meereen garoonka kubada cagta ee magaalada Borama oo roobaba mahiigaan ah oo shalay ka da,ay magaalada Borama ay dumiyeeen

Badhasaabka ayaa waxa uu si cad u sheegay in sababta uu u dumay garoonkaasi uu yahay musuq maasuq lagu sameeyey xiligii la dhisaayey .

Comments

comments