Somaliland: AMB Axmed Safiina Muxu Ka Yidhi Is Casilada Xildhibaan Rayte? Yaaab

91

Amb Ahmed Safiina Oo Hore uga tirsanan jiray Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ayaa waxa U Si Tiiraanyo Leh Ugag Hadlay Is Casilaadi Xildhibaan Rayte Isago Soo Dhigay Barta Oo ku lahay Baraha Bulshada Ee Facbook… Waxanu Yidhi Sidan

Modo kooban ayaanu wada shaqaynay waxa iiga muuqatay xildhabaan RAYTE inuu yahay halyay qaran oo cod karnimo iyo karti badan leh

Malintaanu waddani ku soo biirnay si karti iyo sharafi ku dheehan tahay ayuu noo soo dhaweeyay maanta khudbadii sii iyo Wajigiisa waxaa ka muuqatay saan saan murugo iyo inuu aad iyo aad uga xun yahay inuu ka baxo xisbiga wadani duruufo ugaara iyo cadaadis la soo darisay awgii

XUKUUMADA Waxaan ugu baaqayaa xisbiyada qaranku waa hanti qaran ka daaya cadaadiska aad ku haysaan masuuliyiinta xisbiyada qaranka idinkoo adeegsanaya salaadiin cuqaal gacasato iyo siyaasiyiin kale

Xukuumadeenii maanta waxay maraysaa in ganacsadaha dan kaga xidhanto ay shardi kaga dhig aan masuul hebal ood isku beel tihiin ka soo saar xisbiga waddani hadii kale mashruucaagii (

Xildhibaan Rayte kamaad bixin waddani wadani waa qarankan somaliland meel kasta ood tagto waddani wuu kula joogaa adna waad la joogtaa waddani

Xildhibaan waxaad tahay xildhibaan qaran halyay wadani ah wadaniyada jecel meel kasta ood tagto wanaag ayaan kuu rajay nayaa sxb malinta cod bixintana Waxaan aamin sanahay inuu damiir kaagu shaqayn doono

Hadaanu nahay xisbiga WADDANI Raali ayaanu kaa nahay waadna noo tirsantahay
Waxaan la madhin doonin la ilaabi doonin dadaal kii iyo kaydkii aad galiyay xisbiga WADDANI Waanu kuu og nahay

Good Luck walaal

Amb Ahmed Safiina
X./X./D./C./&/W./I./EE/X./ WADDANI

Comments

comments