Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka qayb galay shir ay qabsatey mid ka mid ah jaaliyadaha Somaliya ee dalalka dibadu Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu munaasibadii ay qabsatey jaaliyadaasi ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaneysa

Muddane Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu si aan gabasho laheyn u sheegay in aanay Somaliland diidaneen Soomaali  mar hadii uu maanta isagu uu la joogo jaaliyada Somaliya

” Somaliland marka la sheego , aniga ayaa laygu sheegaa in aan ugu mayal adkahay markaa waxaan idiin sheegaya in dadka reer Somaliland aanay aheyd Somali diid mar hadii ninki ugu mayalka adkaa maanta idinla joogo ” ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe

Comments

comments