Shaxda Rasmiga Ah Ee Las Palmas v Barcelona – Tababare Enrique Oo Isbedel Ku Sameeyay Shaxdiisa

76

Tababare Luis Enrique ayaa isbedelo qaar ku sameeayy shaxdiisa iyadoo Gerard Pique uu xanuun caloosha ah ku seegayo kulankaan, waxaana wadnaha daafaca dhexe isku wehlinaya Mascherano iyo Umtiti halka Jordi Alba iyo Digne ay garbaha daafaca ka ciyaarayaan.

Dhanka khadka dhexe waxaa lagu soo bilaabay mar kale kabtan Andres Iniesta kaasoo ka garab ciyaaraya Ivan Rakitic iyo burburiyaha khadka dhexe Busquets, halka dhanka weerarka ay wada ciyaarayaan seddex xiddig ee MSN ee Messi, Suarez iyo Neymar.

Comments

comments