Shabakadda Wargane Si Toos Ah Uga Daawo Ciyaarta Adag Ee Real Madrid Vs Sevilla (Live Stream)

Real Madrid ayaa Santiago Bernabeu ku ciyaaraysa kulankeedii xili ciyaareedkan ugu danbeeyay iyada oo ku soo dhawaynaysa kooxda Sevilla. Los Blancos ayaa maraysa mid ka mid ah imtixaanka xili ciyaareedkan uga hadhsan ee horyaalka La ligaha wuxuuna Zidane doonayaa in kooxdiisu ay talaabo sarre ugu qaado ku guulaysiga koobka La Ligaha.

Comments

comments

SHARE