Deg Deg: Faysal Cali Waraabe Oo Xilal Waraabe U Taag Ah Magacaabay

80

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo waxaa uu magacaabey madaxa olalaha ee xisbiga UCID isaga oo u magacaabey Muddane Eng Axmed Xirsi Ducaale

Comments

comments