Cali Gurey Oo Kabaha La Dul-Maray Xukuumadda”Haduu wadaad waddani ah noqdo miyuu helayaa inta wadaadka Kulmiye helo saami qaybsiga”

434

Guddoomiye Ku Xigeenki Saddexad ee  Hore Ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guaray Oo Si Yaro kooban Uga Faalooday Warqado Ka Soo Qaldamay Qasriga Loga Taliyow Xukuumadda Siilaanyo Waxanu Si Yar Biyo Dusha Ugag Shobay Xukuumada Fadhiga Adag Ee Ku Raggaday Gursiga Isaga Oo Cadaalada Toosh Ugu Dul Qabtay Waxanu Yidhi Isaga Oo Qoraal Yaro Kooban Soo Dhigay Baraha Bulshada Ee Facboook,,, Sidan

Haduu wadaad waddani ah noqdo miyuu helayaa inta wadaadka Kulmiye helo saami qaybsiga. Wadaadku markuu Waddani gelayay wuu is cadeeyaye markuu ka baxayay muxuu isu cadayn waayay. Ma markay lacagtu meesha soo gashay buu degdeg uga siibtay

Comments

comments