Somaliland: Qaabkii Maanta Weftig Madaxweyne Siilanyo Loogu Soo Dhaweeyey Caasimadda Hargeysa

86

Madaxweynaha Somaliland oo maanta ka soo laabtay gobolka Saaxil gaar ahaan magaalo madaxdiisa Berbera oo uu maalmihii u danbeeyey madaxweynuhu u joogay hawlo shaqo oo muhiima ayaa saaka subaxnimadii ka soo duulay garoonka diyaaradaha ee kuwait terminal Airport ka dib markii weftigii madaxweynuhu ay ka soo raaceen diyaarad khaasa kana soo dageen garoonka Cigal International Airport

Madaxweynaha oo laamiyada ay ku soo dhaweeyeen dadweyne tiro badan oo isugu soo baxay goobaha muhiimka ah ee dadweynuhu isugu yimaado ayuu madaxweynuhu salaan gacan taag ah ku salaamayey isagoo ay gaadhi wada saarnaayeen marwada koowaad ee qaranka Somaliland

Comments

comments