Afhayeenka madaxtooda Somaliland Xussen Dayr ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley isla markaana uu cadeeyey saamiga dalka Itoobiya laga siiyey dekada Berbera dhinaca laga jari doono labada dhinac ee Somaliland iyo shirkada Dp World

Afhayeenka ayaa waxaa uu sheegay saamiga 19% ka ah ee dekada Berbera laga siiyey dawlada Itoobiya ay ka go,i doonto saamiga shirkada Dp World laga siiyey dekada Berbera ee ahaa 65 %

Comments

comments