War Deg Deg Ah: Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Hada Ku Baaqay In Cunaqabateynta Hubka Laga Qaado Dawlada Somaliya

297

Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn oo ka qeyb galay shir dawlada Somaliya maanta uga furmay magaalaada London ayaa waxaa uu ka Hadley arinta cunaqabateynta hubka ee saaran dawlada Somaliya

Raysal wasaraha ayaa waxaa uu ku baaqay in dawlada Somaliya laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran isla markaana iminka la soo gaadhey wakhtigii arintaasi laga qaadi lahaa

Comments

comments