Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay maanta dalka ka musaafurineysaa 11 xubnood oo ka socdey jaamacad Moqdisho kuwaas oo Burco kaga qeyb galaayey shirka midowga jaamacadaha Somaliland iyo Somaliya oo uu soo qaban qaabiyey ururka jaamacada Carabta.

Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay inay shirkaas ka qayb galaan xubnahha ka socday jaamacada Moqdisho ee dalka Somaliya , waxaana wasiirka waxbarashada Somaliland uu sheegay In dadkaas k

Comments

comments