Guddoomiyaha ahna Musharaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Inj Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in aanay natiijada ka soo baxda Shirka London loogu qabanayo Soomaaliya aanay waxba yeeli Karin Somaliland, isla markaana waxa uu ku eedeeyey Madaxweynaha Soomaaliya iyo Raysal wasaarihiisa inay yihiin cadowga Soomaalida oo ay khiyaamaynayaan dadkooda Soomaaliya.

Comments

comments