Deg Deg: Saxaafad Oo Loo Diiday Inay Gudaha U Soo Galan Heshiiska Dp World Ee Dekedda Berbera

173

Warar Xogogaal ah oo lagu kal soon Yahay oo imika naga soo gaadhayah Gobolka Saaxil Ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa maanta la wareejinyey Heshiiska Dekedda Berber Ee Dp World,

Hadaba Sida ay wararku nagu soo gadhayan waxay sheegayn in loo diiday saxaafada madax banan inay gabi ahanba ka soo xadiraan gudah oo ay ila imika Dibad Joog Ka Yihiin Heshiska Dekedda Berber Ee Lagu Wareejinayo Shirkada Dp World

Comments

comments