Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Imika U Anba Baxay Dhanka Iyo Gobolka Saaxil

72

Waxa hada ciidamo la soo dhoobey wada hal bawlaha ah ee caasimada Hargeysa taas ooh or marta madaxtooyada Somaliland .

Sababta ciidamada wadada loo soo dhigay ayaa waxaa ay tahay madaxweynaa qaranka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo iyo wafti uu hogaaminaayo oo goor dhaw u bixi doona magaalada Berbera ee caasimada gobalka Saaxil

Ujeedka madaxweyne Siilanyo u u tagaayo magaalada Berbera ayaa lagu sheegay in uu madaxweynuhu soo dhagax dhigi doono dekad cusub ee shirkada Dp World ka hir galineysa magaalada Berbera

Comments

comments