Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley aragtida xisbiga eek u saabsan shirka dalka Somaliya loogu qabaano magaalada London

Waxaana arintan ka Hadley siyaasi Kayse Cali Geedi oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga Waddani , waxaana uu xusay in xukuumada Kulmiye ay ku fashilantey hogaaminta dalka gaar ahaan arimaha dibada , waxaana uu eedeymo u jeediyey  wasiirka arimaha dibada oo u ku sifeeyey shaqsi ku haftey shaqada uu qaranka u hayo

Comments

comments