Siyaasi Aadan Axmed Dhoola-yare ayaa xukuumadda Somaliland ku eedeeyey inay ku fashilantay wax ka qabashada sicir bararka dalka ka taagan,isaga oo sidoo kalena isbarbar dhig ku sameeyey xukuumaddii hore ee madaxwayne Daahir Riyaale Kaahin iyo xukuumadda hadda ee madaxwayne Siilaanyo.

Comments

comments