Ciidamo gadoodsan ayaa waxaa ay maanta isku shubeen xarunta baarlamaanka Somaliland , gaar ahaan aqalka golaha wakiilada .

Ciidamada ayaa waxaa ay kulan la yeesheen gudoomiyaha gudida arimaha bulshada ee golahaasi xildhibaan Xassan Cawaale isla markaan waxaa ay cabasho xoogan ka muujiyeen sicir bararka dalka ka jira oo ay sheegeen in uu sameyn weyn nolashoodii ku yeeshay .

Comments

comments