Shaxda Rasmiga Ah Ee Ateltico Madrid Vs Real Madrid Ma Soo Laban Doonta Kooxda Ateltico Misa Wa,,

180

Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa haysta fursad 90 daqiiqo ah oo ay ku xaqiijisan karaan booskooda finalka Cardiff iyada oo Real Madrid ay tahay kooxda haddaba loo arko in ay Juventus balan ka samaysan doonto. Laakiin kooxda Diego Simeone oo marti loogu yahay Vincente Calderon oo kulankii abid ugu danbeeyay ee Champions leaque-ga lagu ciyaari doono ayaa isku dayi doona wax kasta oo ay ku soo bixi karaan.

Comments

comments