Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo uu hoggaaminayey ku xigeenka madaxa hay’adda Qaramada midooaby u qaabilsan daryeelka caruurta ee UNICEF.

Madaxweyne Siilaanyo oo ay kulankaasi ku wehelinayeen Xubno ka tirsan golaha wasiirada oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrim.

Comments

comments