Somaliland: Baabuurta Dadweynaha ee u Baxa Xaafadaha Xero Awar iyo Idaacada oo shaqo joojin sameyey

86

Booliska oo Jeelka ku guray dirawalintii ka cabanayey Sicir-bararka

qaar ka mid ah basaska u kala baxa xaafada magaalada Hargeysa ayaa shalay sameyey shaqo joojin ka dib markii uu sameyey sicir-bararka ka jira dalku, dirawaliinta basaska u baxa xaafadaha Idaacada iyo Xero Awar ayaa sameyey shaqo joojin, waxaana la arkayey dadkii xaafadahaasi ku noola oo lugta miicin biday markii ay waayeen baabuur ay raacan. Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xidh-xidhay qaar ka mid ah baslayaashii sameyey shaqo joojinta.

Comments

comments