Deg Deg: Ganacsade Weyn Oo Lagu Dilay Magaalada Bosaso Si Arxan Daro Ah

208

Magaalada Bosaso ee Puntland-Soomaaliya ayaa xalay lagu dilay mid ka mid ah ganacsatada Waa-Weyn ee magaalada.

Dilka ganacsadahaasi ayaa ka dhacay dhabarka dambe ee dowladda hoose ee magaalada, iyadoo dilkiisa ay ka dambeeyeen koox ku hubeysnayd bastoolado.

Ganacsadaha la dlay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Faarax, iyadoo kooxdii dishay ay isaga baxsadeen goobta.

Sanadkan 2017 waxaa magaalada ka dhacay dilal qorsheysan iyo qaraxyo

Comments

comments