Maareeyihii hore ee shalay madaxweyne Siilanyo xilka ka qaaday Muddane Xassan Cali Cismaan ayaa waxaa uu ka Hadley halka uu ku sii jeedo ee uu ku biiri doono mar hadii uu ka dhex baxay xukuumada madaxweyne Siilanyo oo xilkii uu ka hayey laga qaaday

Comments

comments