Xildhibaan Dheeg oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu weerar afka ah ku qaadey dawlada Somaliya

Xildhibaanka ayaa sheegay in aanu filaneen in Dawlada Somaliya laga qaado cuno qabateynta dhinca hubka ah ee saaran isaga oo sabab uga dhigay in dawlada halkaasi ka jirta ay tahay mid diciif ah .

Comments

comments