Xoghayaha maaliyada ee xisbiga Waddani Siyaasi Cabdirisaaq Khaliif ayaa waxaa uu sheegay in uu si aad ah u dhaliilaayo qaabka ay xukuumada Somaliland u bilowdey wada hadalka ay ku jirto maamulka Khaatumo .

Siyaasigan oo wareysi dheer siiyey telefishanka Kalsan Tv waxaa uu sheegay in wada hadalkaasi khaatumo lagula jiro ay Somaliland u matalayaan dad aan ka midho dhalin karin hawshaas isla markaana aan aheyn dadkii ay wax ka go,aayeen

Comments

comments