Shaxda Rasmiga Ah Chelsea Vs Middlesbrough Balse Caawa Maxa Ku Cusub Kooxda Chelsea

101

Chelsea ayaa Stamfrod Bridge ku soo dhawaynaysa kooxda Middlesbrough, waana kulan labada kooxoodba u leh muhiimada khaas ah. Haddii ay Middlesbrough guuldaraysto waxay ogtahay in ay heerka labaad kula biiri doonto Sunderland iyada oo Chelsea doonaysa in ay hesho saddex dhibcood oo ka mid ah lixda dhibcood ee ay uga baahan tahay in ay horyaalka Premier leaque-ga ku guulaysato.

CHELSEA: Courtois; Azpilicueta, David Luiz, Cahill (c); Moses, Fabregas, Matic, Alonso; Pedro, Diego Costa, Hazard

KAYDKA: Begovic, Terry, Zouma, Ake, Chalobah, Loftus-Cheek, Willian

MIDDLESBROUGH: Guzan, Fabio, Chambers, Gibson, Friend (c), De Roon, Clayton, Forshaw, Traore, Negredo, Downing

KAYDKA:s: Konstantopoulos, Barragan, Bernardo, Leadbitter, Guedioura, Gestede, Bamford.

 

Comments

comments