Shabakadda Wargane Si Toos Ah Uga Daawo Ciyaarta Xiisaha Badan ELP Chelsea Vs Middlesbrough (LIVE STEAM)

141

Chelsea ayaa Stamfrod Bridge ku soo dhawaynaysa kooxda Middlesbrough, waana kulan labada kooxoodba u leh muhiimada khaas ah. Haddii ay Middlesbrough guuldaraysto waxay ogtahay in ay heerka labaad kula biiri doonto Sunderland iyada oo Chelsea doonaysa in ay hesho saddex dhibcood oo ka mid ah lixda dhibcood ee ay uga baahan tahay in ay horyaalka Premier leaque-ga ku guulaysato.

Comments

comments