Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habane oo goor dhaweyd saxaafada kula Hadley xafiiskiisa waxaa uu sheegay in wasaarada waxbarashadu ka noqotey mid ka mid ah jaamacado ay dhawaan ruqsadii waxbarasho kala noqdeen

Jaamacadan ayaa waxaa uu sheegay wasiirku in ay tahay Togdheer University , balse waxaa uu shuruud kaga dhigay in ay magaca bedelaa oo ay dib u qaatan warqad cusub oo u sharciyeynaysa jaamcadooda

Comments

comments