Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu si kulul uga

hadley ciidamada Booliska Somaliland oo ka hor istaagey in uu galo cisbitalka guud ee magaaada Caynaba oo dadka halkaasi xanuunka shuban biyoodka u jiifa uu gaadhsiiyo deeq daawoyin ah .

Hogaamiye Xirsi ayaa waxaa uu ficilkaasi ku tilmaamay mid aan loo dul qaadan Karin isla waxaa uu shacbiga reer Caynaba iyo reer Somaliland ba u sheegay in cuno qabateen aan sax aheyn la saaray shacbigii xanuunka u jiifay cisbitalka Caynaba

Comments

comments