Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu ka Hadley is casiladii uu dhawaan ku dhawaaqey gudoomiyihii la dagaalanka musuq maasuqa Axmed Maxamuud Madar .

Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade waxaa uu sheegay in Masuulkaasi yahay nin mujaahid ah oo dalkan u soo halgamey isla markaana dalkan u damqanaaya

 

Comments

comments