Somaliland: Muxu Sheekh Aadan Siiro Ka Yidhi Hablihii Ay Xukuumado Celisay

329

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Arrimo badan oo ay ka mid yihiin Hablo Dhaqan-celis ahaan loo keenay Hargeysa oo Dawladdu ku celisay Dalalka Reer Galbeedka oo Waalidiintooda markii hore ka soo kaxeeyeen.

Sheekh Aadan-Siiro waxa kale oo uu khudbaddiisa kaga hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Ahmiyadda ay leedahay in Qofka Muslimka ahi uu ka faa’iideysto Wakhtiga iyo Caafimaadka.

Comments

comments