Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Maanta Goob Fagaar Ah Su,alo Kula Qaatay Qayb Ka Mid Ah Warbaahinta Waxanu Ka Hadlay Go,aanka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ee Lagu Joojiyey Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland Waxanu Ku Sheegay Inay Xukuumadu Xidhiidh La Ladahay Dawlada Madaxweyne Farmaajo

Xildhibaan Siciid Oo Arrimaha Ka Hadlayana Wuxu Yidhi Sida Tan Iidin Muuqata

Comments

comments