Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu goor dhaweyd xafiiskiisa kula Hadley saxaafada Madax banana waxaana uu ka Hadley laba arimood .

Gudoomiyaha ayaa ugu horeyn ka Hadley shirka dawlada Somaliya magaalada London loogu qabanaayo , waxaana uu sheegay in shirkaasi uu yahay mid dawlada Somaliya lagaga qaadi doono cuno qabateynta hubka ee saran .

Comments

comments