Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” ayaa ka warbixiyey kulan ay la qaateen Waalidiinta dhashay 20 Hablood oo saraakiil Ingiriiska ka socday iyo ciidamada Boolisku goor habeenimo ah kala baxeen dugsi Waxbarasho oo ay dhigan jireen.

Comments

comments