Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed ayaa axaa uu sheegay in wacyi galintii dhawaan ay sameyeen kominshanka doorashooyinku eek u saabsaneed qeybinta kaadhadh bixintu ay yara habsaantey

Gudoomiye ku xigeenka ayaa waxaa uu kominshanka doorashooyinka ka codsadey in wacyi galimahan danbe ay aad u xoogeeyaan

Comments

comments