War-Deg-Deg: Wasiir lagu dilay nawaaxiga Madaxtooyadda Soomaaliya

233

Cabaas Cabdullahi Siraaji, oo dhawaan loo magacaabay Wasiirka Howlaha Guud, ayaa caawa lagu toogtay nawaaxiga madaxtooyadda ee Soomaaliya.

Marxuum Cabaas Siraaji, ayaa noqday wasiirkii ugu da’da yaraa ee abid kasoo muuqda wasiiradda Soomaaliya, dhina kale Cabaas ayaa ka mid ahaa Baarlamaanka dowladda Federaalka, waxaana laga soo doortay deegaannadda Jubaland.

Faafaahin dheer lagama hayo dilka wasiirka.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco

Comments

comments