Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu xukuumada Somaliland ugu baaqay in ay cadaadiska ka dayso xisbiga Waddani iyo musharax Cabdiraxmaan Ciro

Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in Cabdiraxmaan Ciro aanu geyn ama maamuuskiisa aheyn in qori afka laga galiyo , saddexda musharaxna ay maanta yahin madaxweynayaal kayd ah isla markaana ay mudan yahiin maamuuska madaxweynaha oo kale

Comments

comments